Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay Hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed
Jun 11 (Jowhar)- Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur. Guul taariikhi ah ayay u ahayd xildhibaanada iyo guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo markii hore kusoo baxay doorasho qof iyo cod ah. “Allaha kula garabgalo […]
6/11/2026 2:53:02 AM