Toogasho ka dhacday Johannesburg oo ay ku dhinteen 12 qof halka 9 kalena ay ku dhaawacmeen
Jun 12 (Jowhar)- Booliisku waxay sheegeen in weerar habeenimo ah oo ka dhacay geeska Johannesburg, dabley hubaysan ay ku dhex mareen deegaan aan rasmi ahayn waxayna dileen 12 qof. Booliisku waxay sheegeen in toogashada ay ka dhacday saqdii dhexe ee xalay deegaan sabool ah oo ay ku noolaayeen macdan qodayaal sharci darro ah. Qiyaastii 10 […]
6/11/2026 3:13:18 PM